Maamulka Iskuulka Binu-Xambal oo ka warbixiyay marlxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Iskuulka

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Axmed Binu Xambal oo ka mid ah Iskuulaadka ugu faca weyn magaalada Kismaayo ayaa waxaa la aas’aasay 1998,dii,waxaana ka qalin jibiyay Iskuulkaan Arday badan oo maanta dunida dalacadeeda kala duwan,qaarkoodna ayba ka mid noqdeen mas’uuliyiinta dalka,maamule ku xigeenka Iskuulka Cabdi Khaliif Cumar ayaa ka waramaya inta dufcad ee ka qalin jibisay Iskuulka iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Iskuulka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here