Wasaradda Arrimaha Gudaha XFS oo sheegtay muhiimada uu leeyahay Nidaamka Aqoonsiga Qaranka

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali ayaa waxuu ka hadlay muhiimada uu bulshada u leeyahay qorshaha dib-u-eegista howlgelinta Nidaamka Aqoonsiga Qaranka.
Nidaamka Aqoonsiga Qaranka oo dhawaan la furay ayaa waxuu bulshada u horeseedi doonaa in lagu aqoonsada bulsho weyn Somaliyeed ee kunool Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here