Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka hadshay muhiimada uu leeyahay Barnaamijka Xalka Waara

0
28
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay Ahmiyada ay bulshada u leedahay in la hormariyo adeegyada Xalka waara ee ka jira Jubbaland
Dib u dhiska dowladanimada iyo baranaamijka xalka waara ayaa udub dhaxaada u ah hormarinta adeegyada ay u bahan yihiin Shacabka Kunool Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here