Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdirahaman Cabdi Ahmed ayaa waxuu ka hadlay Ahmiyada ay bulshada u leedahay in la hormariyo adeegyada Xalka waara ee ka jira deegaanada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.