Wasaaradda Kalluumaysiga Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay kulan bandhigeed

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan lagu soo bandhigayay sare u qaadisata wacyiga Cunnida Kalluunka
Kulanka ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Kaluumaysiga Jubbaland, waxaan ka soo qeybgalay qaar ka mid ah wasaradaha Jubbaland iskaashitooyinka kallumesatada Jubbaland iyo qaar ka mid ururada dhalinyrada degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here