Qiimaha Mooska ee Lagu Iibiyo Suuqyada Jowhar oo Sare u kacay

0
40
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mooska Waxa uu ka mid yahy dalagyada saaidka uga baxa beeraha dalkeena ayadoona bulshadu saaid u istimalaan ‘beeraha Jowhar ayaa ka mid meelaha moosku aadka uga boxo.
Ganacsatada iibisa mooska ee Magaalada Jowhar waxaa ay sheegen in haatan maaska  laga keeno Afgooye iyo tuuloyinka badan Kaasi oo si dhibaato badan ku gaara Suuqyada Magaalada jowhar sababo la xiriira roobabka gu’ga taas oo keentay in qiimaha moosku sare u koco.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here