Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo maanta kormeer ku tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah ee SoDMA

0
41
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta waxa uu tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah ee SoDMA , waxaana xaruntaan ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Mahamuud Moallim Abdulle iyo ku xigeenkiisa.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here