Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar gaarsiisay xarunta Dr Xabeeb ee degmada Dharkinleey

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta shixnado gargaar mucaawino ah waxa ay gaarsiisay Xarunta dhaqan celinta iyo Daaweynta Dr Xabeeb ee degmada Dharkinleey ee Gobolka Banaadir.

Xaruntaan ayaa lagu xananeeyaa boqolaal qof oo ka xanuunsan dhimirka, waxana Hay’adda SoDMA maanta garsiisay deeq gargaar raashin ah si loogu kariyo bukanadaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here