Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Nairobi uga qaybhalay Shirka Wasiirada Beeraha Afrika

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda FS mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qaybgalay shirka wasiirada beeraha Afrika, kaas oo looga hadlay caafimaadka iyo bacriminta beeraha.

Wasiir Maareeye oo shirka khudbad ka jeediyey ayaa sheegay in wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda FS oo garowsan duruufaha gaarka ah ee ku xeeran beeraleyda Soomaaliyeed ay xoogga saarayso sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha haysta beeraleyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here