Dhaqaatiirta magaalada Jowhar oo ka Digay halista Xanuunka Daafka

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qubarada Caafimadka ayaa kula talinaysa dadweynaha in ay muujiyaan feejignaan, ayna ku dadaalaan Nadaafadda gacmahooda, maadaama dhaqitaanka gacmaha ay dilayso jeermiska. Qoysaska ayaa iyagana lagu dhiirigaliyay in aysan la isticmaalin shukumaanada dadka kale ee Qoyska ee looga shakiyay Cudurka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here