Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay Mashruuca hormarinta sugnaanta iyo nafaqada cunada ee la qabsiga isbadalka cimilada ee sii kordhaya kaas oo si dhamaystirana looga fulindoono deegaanada Goobwayn iyo loglow.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.