Bulshada Kismaayo oo looga digay khatarta Caafimaad ee Biyaha Roobka

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka gu’ga ayaa ka curtay qaybo badan oo ka mid ah gobolada dalka waxaana la cabsi qabaa in ay da’aan robab ka badan kuwii la filayay oo kaas oo ay ka dhalan karaan qataro caafimaad daro.

Inta badan marka ay Roobabku da’aan waxaa ay biyuhu fariistaan Jidadka iyo meel walba oo biyo qabatin ah waxaana biyahaas wasaqaysan ka dhalan kara cuduro kala duwan oo ay ka midyihiin Malaariyada iyo shuban biyoodka ‘meeraha laga cabsi qabo in cuduro ay ka dilaacaan ay roobab waxaa ka mid kaamamka ay deganyihiin dadka barakacayaasha ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here