Dhaqatiirta kismaayo oo ka digay halista cudurada faafa

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nadaafadda waa laf dhabarta caafimaka hadii aan la ilaalininna waxa ka dhalan kara cuduro saamayn ku yeelan ka cafimaadka dadka bulshada omaliyeed qaar badan oo kamid ahi ku ma baraarugsana halista cudurada faafa iyo waxyaabaha keena

waxyabaaha keena cudurada faafa ayaa waxa kamida cunooyink oon si fiican loo dhaqin ama karinin biyaha wasaqaysan musqulaha aan nadiita ahayn iyo waxyaabo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here