Ganacsatada Jowhar ku Iibiya dalagga Sisiinta oo ka warbixiyay sida ay Noloshooda uga mareyaan

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Jowhar caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeele ee iibisa dalagga sisiinta ayaa waxa ay ka warbixiyeen sida ay Noloshooda uga mareyaan Ganacsiga Sisiinta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here