Fatahaada Wabigga Shabeelle oo Saameyn ku yeelatay dadka degan Tuulada Kulmis weyne oo hoostagta Jowhar

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sii kordheysa qeylo dhaanta kasoo yeereysa dadka degan tuulooyinka hoostaga degmooyinka Jowhar & Mahadaay kuwaasi oo ay saameeyn lixaad ay ku yeelatay fahaadaha Wabiga Shabeelle iyo daadadka biyaha roobka gu’ga.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inoo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here