Bacaad kusoo rogmay qeybo kamid ah Xaafada Midnimo oo saamayn ku yeeshay qoysas danyar ah

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ilaa 40 guri oo ku yaala Xaafada Midnimo gaar ahaan waaxda buulo baxaad ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka barakacay dadkii deganaa ka dib markii uu bacaad fara badan ku soo rogmaday waaxda buulo baxaad ee Xaafadaasi.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here