Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kalin weyn ka qaadatay samatabixinta dadki ay sameysay fatahaadii El Nino ayaa markale diyar garoow xoogan wada oo looga gaashamanaaya fatahaada laga cabsi qaba inay ka dhashaan roobka gu’ga sida u warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha kuxigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Maxamad Nuur Qadar oo maanta Kismaayo kula hadlay Warbaahinta.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.