Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo walaac ka muujisay dhibaatada soo gaartay beeraleyda Jubbaland

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geelle Muxumed Aadan oo warbahinta la hadlay ayaa wuxuu ka warbxiyey dhibaatooyinka ay beeraleyda ay kala kulmeen roobabka gu’ga ee ka curtay deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here