Ganacsatada Degmada Jowhar oo Maamulka ugu baaqay dhismaha Wadada Xiriirisa Jowhar Iyo Balcad.

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad Walba Xiliyada Roobka Waxaa adkaata isticmaalka wadooyinka soo gala degmada Jowhar haba u darnaadan gawaarida waaweyn ee baqaarada iyo Company’yada u keena Adeegyada kala duwan ee laga isticmalo degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe.
Hamdi Mahamed Yaasiin waxbixintaan inooga diyaarisey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here