Guddoomiyaha ururka shaqaalaha Jubbaland oo hambalyo ku aaddan maalinta u diray shaqaalaha Adduunka

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad kasta marka lagara Maanta oo ah 1-da bisha May waxa loodabal dega maalinta shaqaalaha aduunka, waxaana loo arkaa maalin fasax ah, iyadoo dhamaan shaqaalaha hayadaha dowladda ay fasax ku maqanythin

1-da May ayaa loo doortay in lagu xasuusto shaqaalihii iyo hoggaamiyeyaashii dhintay, iyaga oo ku baaqaya in saacadaha shaqada lagu ekeeyo 8 saacadood maalintii lana hagaajiyo duruufaha ay ku shaqeeyaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here