Degmada Aadan yabaal oo lagu so gaba-gabeeyay tababar dhalinyarada lagu barayay Dowlad wanaagga

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday mudda laba maalmood ah ayaa waxa so agaasintay Wasaaradda Dhalanyarada iyo Ciyaaraha Hirshabeelle, kaas oo Dhalanyarada ku nool degmada Aadan yabaal lagu barayay nidaamka dowladda nimada isla markana lagu xog wareysanayay dhalanyarada degmada baahiyaha ay qabaan.

Wasiirka Wasaaradda Dhalanyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed cente oo kahadlay xiritanka tawabarka ayaa waxa u shegay in dhalanyarada kunol degmada aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga donayo in ay kaqeb qatan hormarka deeganka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here