Kalluumaysatada Gobolka Jubbada hoose oo caqabado kala kulma Maraakiibta shisheeyee Xeebaha ka Kalluumaysta

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kallumaaysatada ka soo jilaabta ceebaha gobolka Jubbada hoose ayaa sida ay sheegeen caqabado kala kulma Maraakiibta shesheeye ee iyaguna ka kalluumaysta Xeebaha dalka.

Kalluumeysatada ayaa sheegay in Maraakiibtu ay ku soo dhawaadaan meelaha Doonyaha yaryar ay ka Kalluumaystaan ayna marar badan ka jar jareen agabyada ay bada dhigtaan si ay kallunka ugu soo dabtaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here