Maareeyaha Dakadda Kismaayo oo ka warbixiyay doorka dhoofka xooluha ka qaato kobaca dhaqaalaha

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo dhawaan Dekadda Magaalada Kismaayo dib looga bilaabay dhoofinta Lo’da gaar ahaan dibida ayaa Maareeyaha Dekadda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan waxaa uu faah faahin ka bixiyay shaqooyinka dekada ka socda sida dhoofka xoolaha iyo badeecadaha kala duwan ee soo daga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here