Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shirka isku duwidda howlaha Caafimaadka Dalka

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka oo socon doona mudo laba cisho ah waxaa goobjoog ka ahaa Agaasime waaxeedyada Wasaarada Caafimaadka, xubno ka socdey Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada, Saaxibada taageera Caafimaadka dalka iyo saamileyda Caafimaadka dalka, iyadoo ujeedadiisu tahay soo Horumarinta qorshaha Caafimaadka iyo soo bandhigidda warbixinta waxqabadka mashaariicda Caafimaad Dalka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here