Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Jowhar oo loogu baaqay in ay caawiyaan dadka barakacayaasha ah

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool kaamamka ku yaalla magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa soo wajahday xaalado kala duwan kuwaasi oo saameyn lixaad Leh ku yeelatay roobabka gu’ga ee ka da’ay magaalada Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here