Beeraleyda Deegaanka Goobweyn oo ka cabanaya cayayaanka cuna dalagyada beeraha

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beraleeyda degaanka Goobweyn ee waqoyiga magalada kismaayo ayaa dhamadki sanadki hore waxa si weyn u saameysay fatahaadii wabiga Jubba taas oo inta badan waxyeeleysay dalagyadi ay berteen, iyadoona beeraleyda Deegaanka Goobweyn ay ka cabanaya cayayaanka cuna dalagyada beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here