Wabiga Shabeelle oo fatahaado horle ka sameeyay shabeelaha dhexe

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Faafaahino dheeraad ah ayaa soo baxaya Fatahaad uu Wabigga Shabeelle ka sameeyay tuulada bayaxaay oo ka kamid tuulooyinka hoosyimaad Magaalada Jowhar , Fatahaada ayaa saameyn lixaad Leh ay ku yeelatay Dadka degan tuulada sido waxa ay Cagta mariyeen dhamaan dalagyadii u beernaa beeraleyda tuuladaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here