Magaalada Kismayo oo lagu qabtay kulan aqoon Isweedaarsi ah

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kisamayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan aqoon isweedaarsi ah oo sare loogu qaadayo wacyiga mas’uuliyiinta dowlada Jubaland ee xiriirka la leh arrimaha dal-laawenimada
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasaraadda arimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS , iyo qaar ka mid ah wasiirada Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here