Madaxwayne kuxigeenka Labaad ee Jubbaland oo kulan la qaatay Wafti ka socday Hay’adda UN OCHA

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ku-xigeenka madaxa xafiiska UN OCHA ee Soomaaliya oo booqasho shaqo ku yimid Jubbaland, iyadoo ay sidoo kale kulanka ka qayb galeen Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Caafimaadka, Biyaha iyo masuuliyiin kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here