Arday baratay Fagaara ka hadalka oo Munaasabad Qalin jibin ah Loogu qabtay Kismaayo

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munasabad abaal marino kala duwan lagu guddoonsiinayay 50 da’yar ah oo muddo labo sano ah loo tababarayay fagaara ka hadalka iyo hadal wanaagga ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Munasabadda ayaa waxaa so qaban qaabisay Hay,ada SWSC oo muddo laba sano ah da’yartani u tababareysay fagaara ka hadalka iyo hadal wanaagga, iyadoo ay goobjoog ahaayeen waalidiin, masuuliyiin ka socotay hay’adda SWSC iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada Kismaayo.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here