Barakacayaasha ku nool Baladwayne oo codsaday in la siiyo bacaha Guryaha la saarto

0
44
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan oo ku nool kaamamka magaalada Baladweyne oo degan guryo ka sameysan kartooman iyo baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka, qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro baco ay ka galan dhibicda roobka.
Barkacyaasha ayaa saameen kala kulmo xilli roobaadka maadaama aysan haysan guri ay ka galaan dhibicda Roobka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here