Guddoomiyaha Guud ee Barakacayaasha Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay Xaaladda Barakacayaasha

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan Barakacayaasha ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa wajahaya Hooy la’aan Maadaamo la galay xili roobaad islamarkaana ayna aheyn Guryaha ay dagan yihiin kuwa celin kara Dhibicda Roobka.

Guddoomiyaha Guud ee Barakacayaasha Magaalada oo warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin xiligan Barakacayaasha Degmada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here