Sicir barar ku yimid Qiimaha hilibka Sagaarada Suuqyada Baladweyne

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara ukac laga dareemayaa Qiimaha hilibka sagaarada lagu iibiyo suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraatay sagaaradii la keeni jiray suuqyada magaalada.

Halka xabo hilibka sagaarada ayaa hadda suuqyada Baladweyne ka mareeyso 6.5dollar halka markii hore aay eheed 4.5 dollar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here