Hay’adda Maareeynta masiibooyinka oo gargaar gaarsiisay degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda maaraynta musiibooyinka qaranka ayaa gargar rashiin ah gaarsiisay dadka ku nool degana dhaca gobolka Galgaduud ee bartamaha somaliya oo ay ku jirta degmada ceeldheer deganada deeqdan lagaarsiyay sido kale waxa kamida masagaway iyo degana kale oo hoos yimada degmada ceel dheer deeqdan Gargarkaan ah ayaa ka koban qeybaha kala duwan ee Raashinka, waxana uu garayaa ilaa sagaal Gaari oo ah nooca xamuulka qaada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here