Sare ukac laga dareemayo Qiimaha la iibiyo Digaaga Suuqyada Baydhabo

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hilibka Doorada ayaa ah mid si maalin leh ah loo isticmaalo cunistooda, taasi oo ka ganacsada dad badan kuwaasi oo noloshooda ku tiirsan tahay.

Kadib markii laga soo baxay maalmihii Ciidda waxaa sare u kac ku yimid qiimihii la iibinaayay doorada taasi oo loo sababaynaayo wadooyinkii la soo marinaayay qaarkood.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here