Macalimiinta oo doorkooda ka qaadanaya Hormarinta Nabadda Bulshada

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabadda waxay muhiim u tahay Bulshada qeybaheeda Kala duwan,waxaana Bulshada inta badan laguna wacyigeliyaa in ay sii hormariyaan Nabadda.

Maxamed Faarax Maxamed iyo Cabdifataax Maxamed Xasan oo ka mid ah barayaasha magaalada  Kismaayo oo marti ku ahaa Barnaamijka Hormarinta Nabadda ee Idaacadda Waamo ayaa ka doorkooda Kaga aaddan Hormarinta Nabadda.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here