Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xalfad xariga looga jarayo xarun cusub oo dhaqan celina isla markaana la magac baxday Abuubakia Alsadiiq ayaa lagu qabtay magalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.
Munasabada Daah furka xarunta dhaqan celinta ayaa waxa kasoo qayb galay masuliyiin ka socday wasarada Awqaafta iyo diinta jubbalana culumo Awdiin maamulka xarunta iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.