Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hishiinta dowladda Jubbaland oo kaashanaysa dawladda Ingiriiska iyo hay’adda Dutch ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuca Daris-wanaag oo ka shaqaynaya xuduudaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.