Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Shir looga hadlaayey Arimaha Gargaarka

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland ayaa qabatay shirka billaha ah ee lagaga hadlo arimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka deegaanada Jubaland.

Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here