Maamulka Xarunta waxbarashada Haweenka ee Cawaale Women Group oo kawarbixyay xirfadaha lagu barto xarunta

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barashada xirfadaha kala duwan oo farsanmada gacnta ayaa haweenka Soomaaliyeed unoqotay fursad shaqo oo ay kaga baxaan baagamuuda nimada iyaga oo ku baraarugay muhiimada ay leedahay waxbarashada iyo sida ay lagama maarmaanka utahay.

Xarunta Cawaale Women Group oo ku taala magalada kismaayo ayaa goob ay wax ku bartaan  haweenka aan markii hore helin fursado waxbarasho oo ay nolashooda ku hormarin karaan waxyaabaha  halkan lagu baro haweenka waxa kamid ah cunto karinta, dhar karinta, tolida dharka  iyo sidoo kale qorista far Soomaaliga iyo xisaabta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here