Dhalinyaro reer Muqdisho ah oo maanta u dalxiis tagey Dekadda Weyn ee Kismaayo

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro ka timid magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa maalmo kahor soo gaaray gudaha magaalada Kismaayo waxaana dhalinyaradaasi loo dalxiis geeyey deegaano badan oo kamid ah kuwa lagu dalxiiso ee ku yaalo Jubbaland.
Dhalinyarada timid magaalada ayaa isugu jirey Wariyeyaal, Youtuber, iyo kuwo kale kuwaas oo ka fa`iideystay Shirkada Dalxiiska Sunset oo dalxiis ku keentay deegaanada Jubbland, waxaana magaalada kusoo dhaweeyey dhalinyaro reer kismaayo kuwaas oo dhamaan u fududeeyey tagida goobo dalxiis oo kala duwan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here