Bulshada deegaanka Midigalle ee gobalka Sanaag oo codsaday in loo qodo Ceel biyood.

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Deegaanka Midigalle ee gobalka Sanaag ayaa maamulka Putland ka codsaday in loo dhiso ceel biyood bulshada kunool Deeegaanka Midigale ayaa ku tiirsan Noloshooda Beeraaha iyo xoolaha islamarkaana wajaha biyo la’aan baahsan.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here