Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdala Biroole oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal kuwaas oo ay horay u saameeyeen abaarihii sanadihii la soo dhaafay dalka ku dhuftay, ayaa loo qeybiyey dhul beereed loogu talagalay iney tabcadaan.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inoo diyaarisay.