Hay’adda FAO oo qalab iyo abuur ku wareejisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland

0
39

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa la wareegtay Mashiinada wax soo saarka calafka, abuur ku wanaagsan iyo agabka waraabka kuwaas oo wax badan ka tari doona xiliyada ay jirta roob la’anta ama abaaraha iyadoona beeralayda reer Jubaland ay ka fa’ideysan doonaan qalabkan.

Cabdullaahi oo kamid ah bahda Hay’adda Qaramada Midoobay ee Beeraha iyo Cuntada ee FAO ayaa sharaxay agabka loogu talagalay beeralayda Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here