Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka hadlay cabashooyin ka timid Beeralayda Soomaaliyeed

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),ayaa ka jawaabay cabashooyin ay beeralaydu ku qabeen ciidamada jooga baraha lagu baaro baabuurta sida khudaarta soo gasha Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in beeraleyda Soomaaliyeed ay kamid yihin dadka ugu qiimaha badan shacabka soomaaliyeed madama ay soo saraan waxyabihii bulshada nolosheda ay ku tiirsaneyd, kaalin weyn ku leeyihin waxsoo saarka dalka,wasaaradana ay kala sheqeeyn doonto wax walbo oo u fududeeynayo in dalagyadooda ay gaarsiiyaan suuqayada Caasimadda.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here