Dhismaha waddada xiriirisa magaalada Jowhar iyo Garoonka diyaaradaha oo Maraysa heer gabo gabo ah

0
29
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa si habsami leh u socda dhismaha Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Jowhar & Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere taasi oo uu dhagax dhigay madaxweynaha dowlad goboleed Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Cali Guudlaawe.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here