Barakacayasha Kaamka Kumisaar ee Baladweyne oo codsaday xarun Waxbarasho

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caruurta danyarta ah ee ku nool kaamka kumsaar ee maagalada Baladweyne oo gaaray waqtigii ay wax baran lahayeen ayaana heysan xarun waxbarsho

Qoysaskaan ay ka soo jedaan caruurtan ayaa ka soo hayaamay deganada hoos tag maagalada Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here