Beeraleyda Gobolka Hiiraan oo saameyn kala kulmay Isbadalka Cimilada

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda gobolka Hiiraan ayaa saameyn xoogan kala kulmay isbadalka cimilada gaar ahaan marka la gaaro xili roobaadka oo aay yimaadaan fatahaado iyo xiliyada uu biyo yareeyo wabiga shabelle kuwaasi oo saameyn ku yeesha dalagyada nuucyadooda kala duwan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here