Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulan Ciyaareed u dhexeeyay Ciyaartooyda Degmooyiinka Kismaayo iyo Badhaadhe

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan ciyaareed u dhexeeyay Degmooyiinka Kismaayo iyo Badhaadhe ayaa waxaa ay ka ka dhacday garonka Waamo Waamo Stadium.

Boqolaal tageeriyaal ayaa waxaa ay isku soo baxeen si u dawaadaan ciyaaraha u dhaxeeya degomooyinka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here