Dhaqaatiirta Dhoobleey oo bulshada uga digay isticmaalka Maandooriyaha

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ku soo badanaya isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya oo saameyn ku yeelan kara nolosha qofka isticmaala iyo dadka ka agdhow.

Isticmaalka maandooriyasha nuucyoyadooda kala duwan ayaa dadka isticmaala u horseedi karta halisyo caafimaad oo kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here